Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Gaaska wuxuu igu reebay naxtin?
(1/1)
Khansa Abdirahman:
Asc wll dr ka waxan waydinaya waxan leyahay gastric alx imika adban uga ficanahay lakin wali naxdin bu igaga tagay iyo in casarki an modaayo in caloshu i rogrogmayso marka drka maxa talo ahban waydin laha
SomaliDoc:
Cudurka gaaska mararka qaar wuxuu leeyahay naxtin, wadne gariir iyo hurdo xumo ama "qaraw", faahfaahinta ka daawo video-gaan:
Navigation
[0] Message Index
Go to full version