Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cabista Biyaha Madow?
(1/1)
dkeymoha:
Asc magacaygu waa Da'ud Mohamed Nor dagan Mogadishu-wadajir, su'asha aan doctorka waydiin lahaa waxaaweeye waxan ahay qof raba inuu wieght loss sameeyo marka Biyaha madow "aadiga ah" hadii labadsado miyay sababaan Caloosha ama Cayilka "buurnaanta".
Mahadsanidiin. :)
SomaliDoc:
Biyaha oo la badsado laguma cayilo, laakiin faa'idooyin badan ayaa laga helaa ee qoraalkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5971.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version