Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Calool istaag iyo shuban mar soo booda?

(1/1)

Janaale:
Dre, waa xanunsanaya, waxaan dareemayaa.
Calool istaag
Shuban mar soo booda.
Qaybta hoose ee mindhicirada oo i xanuunta.
 Cuntada oo i dhibta sida markan cuno kaluul, ukun ama wx suugo leh.
Neef badan oo markan suuliga galo iga soo baxda.
Mar baan isku arkay dhiig dabada iga yimid kadib saxarada.
Saxarada oo qaabkedu isbadalay sida saxaro dhadher oo isku xiran.
Marka Dre. Markan baarey oo akhriyey xanuunkaas wuxu ila ekaadey Irritable Bowel syndrome (IBS).  Maxaad igula talin lahayd wxna akhriyey in uu colan cancer keeno.
Jazaakumulaah.

SomaliDoc:
Haddii aad iskaga shakkisay IBS, waxaad u baahan tahay inaad la xiriirtid dhakhtar cudurrada caloosha ku takhassusay si lagaaga baaro xanuunada lagu qaldo mindhicirrada kacsan, kadbi ayaa daawo laguu qori karaa.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version