Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa la igu sheegay infekshanka makaanka?
(1/1)
Nuzeyba1020:
asc dr waxa la igaso shegay infection makaanka ah dawadan aya la iso qoray ee ma tii igu haboneyd baa ciflosin500mg flim tablet flucariv flucanazole 150mg broad spectrum antifungal neroprofen ibrofen400mg nidazol500mg film tablet osmolak laksative syrop kilida midigna infection ayaa jiro daawadana kuli wa turkey jazakalah qeyr
SomaliDoc:
Waa dhowr daawo oo la isku qaato, waxaana loo qoraa badanaa haweenka lagu arko caabuqa xagga hoose, faahfaahinta xanuunkaan ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version