Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Gaas ayaan qabaa, qabawne waan iskaga baqay?
(1/1)
Awil5:
Asc doctor sln kadib waxaan qabaa gaas hadana qabowna waa iska kaga baqay habeen ayaa qubeestay hadana aniga oo shaati wata waxaan raacay mooto laba lugooleeda ama bodo sidaa u taqaano habeen kaas qufac iyo jarees ayaa isku arkay. kadib qur'aan ayaa isku aqriyay waan ronaaday.
Hada waxaan sameyaa markaan sexanaayo xabad sowdo ayaan korka marsadaa lkn hurdada xogaa markaan hurdo qarow iyo cabsi ayaa galaa. dr xabad sowadada hadaan shaaha ku darsado 2 dibic wax yeelo miyey ledahay gaaskana ma u daran tahay misa weey u roontahay plz jawabtaada waa ii muhiim
Mahadsaid qeer allaha ku siiyo.
CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso:
Xabad Sowdo
Halkaan ka akhriso:-
Gaaska
Haddii aad qabtid Su'aalo dheeraad ah, ku soo qor Qeybta Su'aalaha; New Topic.
Riix Halkaan
Navigation
[0] Message Index
Go to full version