Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xaaskeyga markuu gaaska ku kaco?

(1/1)

Moha dek:
Asc doctor, gastric baa lagu sheegay xaaskayga marku kukaco way dhacdaa wayna is daadisaa, mahadli karto mararka qaarna way isrorogtaa sidii qof bilaa miyir ah ilaa 15-20 daqiiqo ayay saas ahaataa. Allah miisaanka xasanaadka ha idinku daro sadaqana uniyooda cilmigaas aad noo faaidayseen

CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso jawaabtaada Gaaska, akhri qoraalka oo dhan:-
http://bit.ly/2f5cuUQ

Navigation

[0] Message Index

Go to full version