Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuun dhinaca midig oo kilida iyo minicirta ah?

(1/1)

Rashid-rashka:
Asc dictore wan idin salamay marka xigta wan idinkaga mahad cilinayaa adega ad bulshada uhaysiin marka xigta wax qabaa su al  ah xanun an daremo mar marka qaar  oo kilada midig ah ilaa.midhicirah oo hal dhinac isla ah iyo dibir her an gaaro inan socon wayo waxan isku arkaa o kali ah markan socodo  markan sexdana ama cabar fadhiyo wan ficnana marka maxaa ladhihikara xanuuka nocas ah maxana krni kara
 mahadsanid

CilmiSabca:
Su'aashaada waxyaabo badan oo isku dardarsan ayey ku saabsan tahay...
Waxaan halkaan kuugu soo gudbinayaa dhowr link, markaad akhrisatid, haddii ay fikrad kaaga soo baxdo ka faa'iideyso, haddii aysan weli jawaab kaa siinin, fadlan soo weydii Dhakhtarka mar kale, adiga  oo fikrad ka qaba su'aal weydiintaada.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan:-

Hawl Gabka Kalyaha

Halkaanna ka akhriso qoraal ka hadlaya:-

Dhagaxaanta Kalyaha

Halkaanna kaga bogo qoraal ku saabsan:-

Daryeelka Kalyaha

Halkaan ka akhriso waxa uu yahay:-

Mindhicirka Kacsan

Haddii aad qabtid Su'aalo dheeraad ah, ku soo qor Qeybta Su'aalaha; New Topic.
Riix Halkaan

Navigation

[0] Message Index

Go to full version