Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hurdo badan ayaan isku arkaa duhurkii?

(1/1)

Ahmed tilmaame:
Salaan kadib idinka oo mahadsan Su'aashan iiga jawaaba waxa ayna tahay
1-waxa aan ahay Macalin labada galinba wax dhiga iyo waliba habeenkii hadaba marka ay duhurka tahay ee xiisada duhurkii bilaabo ayaa waxa aan isku arkaa hurdo badan oo aan kolba yara baxo fadlan maxaa sababaya maxaase dawo ah maxaa isticmaali karaa
Mahadsanidiin

CilmiSabca:
Jawaabahaan waxay ku saabsan yihiin su'aashaada..
Fadlan mid mid u guji linkiyada hoos ku qoran.
Halkaan ka akhriso:-

Hurdo Culus

Halkaan sidoo kale ka akhriso:-
Hurdo La'aanta

Halkaanna waxaad ka akhrisataa:-

Hurdada Maalinta

Halkaan ka ogoow:-
Dhibaatada Dhafarka


Haddii aad qabtid Su'aalo dheeraad ah, ku soo qor Qeybta Su'aalaha; New Topic.
Riix Halkaan

Navigation

[0] Message Index

Go to full version