Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Biyaha raga waxa adag ee ku dhexjira?

(1/1)

Muxya62:
asc wr wb wllaha qaaliga ah ee aalaba
bulshada u faa,ideeyo aad baad
umahadsanthn
illaah ha idin barakeeyo.
SLN kadib dctr waxaan qabaa laba 2 su,aal tan koobaad waxaa weye  waa maxaya shahwada biyaha raga waxa adag ee seeda u eg ee jiidjiidmaya ee Ku dhexjira
tan labaad waxaa weeye hadda ka hor ayay xiniinta bidix ixanuuntay weyna ibarartay  ugu danbeyntiina wey igu dul baa b,aday.isbitalna waan tagay waxay iisoo qoren daawada layirahda ENERVIT.
marka hadda waxaan leeyahay hal xiniin oo kaliya waana xiniinta midig, mardhawna waan aroosay ee wax dhib ah miyay Ku keenaysaa halkaa xiniin xaga uureysiga.
mhdsnd
lkn jawaabaha iisoo fududeeya dctr
 

CilmiSabca:
Waxaan halkaan kuugu soo koobay qoraalo su'aashaada la xidhiidha oo dhamaantood boggaan Somalidoc ku wada jira.
Waxaa horey looga halay
Biyaha Shahwada Ma Dhamaadaan
Waxaad kale oo aad akhrisan kartaa:
Badinta Shahwada
Waxaad kale oo aad halkaan kaga bogan kartaa linkiyo qoraalo ku saabsan Noocyada Shahwo yarida
Sidoo kale waxaa jira mowduuc looga hadlay
Xawo Yarida
Halkaan ka akhriso qoraalka ku saabsan
Halka Xiniin

Haddii aad qabtid Su'aalo dheeraad ah, ku soo qor Qeybta Su'aalaha; New Topic.
Riix Halkaan

Navigation

[0] Message Index

Go to full version