Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Sidee u ciribtiri karaa kaadida proteinka leh?
(1/1)
Akhaa Binu Jowhari:
Doc, salan kadib, maxa lagu yareeya ama sidee u ciribtiri kaadida proteinka leh, waayo malihi dhigkar, sokorow, iyo xanun xaga keliayah balse test aan hadda sameeya aya waxa ii muuqda in uu jiro proteinuria ilaa heerka 30 ama 100 sidee ula tacali karaa ? waan soo akhristay casharka ka hadlayo proteinuria .
FG: Doc waxan qabaa infection lkn ma badna yacni very serious mahan.
maxa istacmaala daawo ahan
SomaliDoc:
Kaadida borotiinka leh mararka qaar daawo uma baahno way iska baaba'daa, laakiin haday joogto noqoto waa in la daaweeyaa xanuunka keenayo sida dhiig-karta, macaanka, infekshanka kilyaha ku raagay iyo haddii daawo aad qaadatid arintaas keeni karta inaad joojisid.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version