Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kuus futada ku dhex yaallo?

(1/1)

Muxya62:
asc doctors waad slmthn SLN kadib
waxaan qabaa hal su,aal oo ah waxaan mardhaw isku arkay futada qeybta Kore ee gudaha waxbaa iiga soo baxay  waa wax kuusan oo jirka kale LA xariira  oo markaan taaro wey ixanuunta xitaa jirka kale ayaa ila xanuuna walina dhaqtar uma tagin ee maxaa talo ah dctr
allaha idin barakeeya

SomaliDoc:
dhakhtar u tag si loo eego kuuskaas waxa uu yahay, kadib ayaa talo heli kartaa.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version