Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Sidee loola tacaalaa caloosha weyn?
(1/1)
Elma:
Asc soomaali doctor waxaan idin waydiinlahaa sidee loola tacaalaa caloosha sii weynaanaysa marwalab.dabcan waxaan isku hayaa calooshayda oo siiweynaanaysa
Wad mahadsantihiin
SomaliDoc:
Qoraalkaan ka akhriso xeyrta caloosha waxyaabaha keeno iyo xilliga badanaa raggu isku arkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,7557.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version