Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Kaadida way i gubtaa?
(1/1)
Asadyare:
Asc dhamaan dhaqatirta iyo aqristayaasha kadib salan dr waxaan isku arky kaadidayda waa igubtaa midibkeda waa yellow ur noc kala ahna way ledahy hadaba dr
maxaa keni karato inay kadida sidaa noqoto?
Hadan dhaqtar utagin samayn intee laeg ayay igu yelan dontaa?
Qatarkaloo cafimaadse maigu keni kartaa?
MAHADSANID
SomaliDoc:
Kaadida oo ku gubto waxay tilmaan u tahay caabuq kaadi mareenka ah, haddii aadan daaweyn waxay keeni kartaa kilyaha oo shaqada joojiyo ama madhalaysnimo, fadlan akhriso qoraalkaan, raacne talooyinka ku xusan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version