Author Topic: Su'aal: Waxaan leeyahay gacmo gariir?  (Read 5578 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline liban abdi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan leeyahay gacmo gariir?
« on: October 17, 2017, 02:10:15 PM »
ugu horeyn wn ku salamay doctor
doctor wxn ahay wiil 20 jir ah doctor waxan isku arkay gacmo xanuun gacmaha oo I shumaya
doctor wxn la xiriiitay takhtar
una shegay waxa I haysta oo ahaa
istarees Mararka qaar walwal naxdin hadii aan naxo shogaas ilaa 3 bari ugu badaaan 7aad iga ma baxo dhabar xanuun tabcan aniga dhan oo ah
jiljilcsan markaa doctor  wxn horay u samey jiray falalka xun ee sikada ilaa mudo wxn bilaaby 15 jirkeygii ilaa 19 keygii ayan waday lkn hada wn dayey alxm marka ka bacdii  wxn utagay takhtar wuu ibaray baritan ilaa hormones keyga ayuu baray
wuxuna ii shegay iney normal yihiin ilaa upto 15 jirkaagii wuxuna ii shegay inaan istarees ka iska yareeyo wuxuna isii yey labo kaniin oo ilaa bil socnaya wxyna ka la yihin ( ENERVIT iyo FLUXEN )
markaa ka bacdii wn iska imaday guriga waxana
bilaabay kaniinadii
Lkn waxan malmo ka bacdii isku arkay gacmo
xanuun saaid ah afka oo I qalalaya wareer yar oo aan badnayn boga oo la igag dhagayo hadalka oo aan dhibsanayo daal markaas hooyo ayan u shegay xaalka wexeyna ishegtay inuu yahay gaas wzeyna i siisay caano badan wexena igu tidhi waxyalada  salida leh iska ilaali subaxdina biyo badan cab markaa ka bacdii wn yara roonaday lkn waxan ka joogi wayey Gacmo xanuun ilaa hada  ah markaa ka bacdii shiki xun ayaa I galay wn iska walwalay waxana u tagay takhtar kale isna sidiii
oo kale ayuu ii baray waliba wuxuu baray wadnaha iyo dhiiga
wuxuna ii baray is adag suaalaha
wxn u shegay takhtarki hore ee aan soo maray
waxan soo sameyn jiraya sida la ii hayo oo ah gacmo xanuun boga oo ilaigaga dhagayo daaco badan tabar dari hadalka oo I dhibaya
markaas wuxuu garacay caloosheyda wuxuu baray
wadnaha wuxuu I dhahay neefso wuxuu I eegay
carabkeyga oo markaas ku yalay nabro yar yar oo mar walba iga soo baxa labdii todobaad mar ayey iga soo baxan kabacdiii wuxuu ii diray qaybta sheybaarka ka bacdii waxaa la iga qaday dhiigii
iyo wadnahayga oo la baray kabacdii waxaa la igu dhahay waxan bareynaa dhiiga hormones ka ee waqti badan ayey qadaneysayeee bari soo noqo
markaas waxan ku noqday anigoo walwalsan
wuxuna doctorku ii shegay inaan waxba qabin wax walba waa normal  ilaa wadnahagu waa ok ayuu I dhahay markaas na wuxuu ii shegay inaan gaas qabo wax kale ayan. jirin dawooyinkii hore ee aan is ticmalayey inaan bilaabo wuxuna ii qoray labo kaniin oo kala ah (PANTOPRAZOL 20 mg  iyo ZELOXIM FORT 15 mg)
markaas ka bacdii iyadana waxan qaatay mudo labo bari ah shalay ayan waxan saladii subax ka bacdii markaan soo kacay cunay malab badan oo aan biyo ku qastay ka bacdii waxan cunay pantoprozol kii kacadii wax yar ka bacdii wn matagay in yar ka bacdii wn fadhin wayey waxan isku arkay cuncun saaid ah jirka ayaa I wada bararay ilaa mudo 5 saacid ah ayan sidaaas ku jiray wn qubeystay wn iska ronaday kalkii cucunka
lkn boga ayaa la igag dhagay mudo badan ilaa iyadana 3 saac  waxadna moodaaa mesha iney
boog I noqotay xalay Waxogaa wn iska yara restay
lkn saaka waxan LA soo kacay xanuun ha igu darnadaaan Gacmaha oo aad  modid iney I kabuubyonaayan gariir gariirka ayaaba ii gu daran
marka doctor talo isii gacmo gariirkan horta gaaska ma yeelan karaa please  doctor kheyr allah ku siyey isoo jawab waxan sameyo ayan gran kari la yahay




 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25749
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47795
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29365
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24748
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35206
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc