Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Caado oon waqtigeda imaan maxa sabab u ah ?
(1/1)
Hoden:
Asc dhakhtar waxn raba inan ku waydiyo su aal ah cadada oon waqtigedi iman maxa sababa waxn jira 20 sano marka is barayna urna malihi hadana cadada 2 bil iga maqan tahay wax dhakhtar lama kulmin ila hada
SomaliDoc:
Adigoo aan uur lahayn, haddii aad caaddada waysid waxay tilmaan u tahay cillado badan ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version