Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xanuunka dhabarka iyo didbirka?
(1/1)
Aweismoha83:
Asc Dr waxaa ku weydiinaa sideee loo daweynaa xanuunka oo inta badan lagu qaldo Gastiriga dhabar xanuun dhinac xanuun iyo dibir caariyo kugu dhex wareegato dr ila tali xanuun sida u ciribtir lahaaa dr jwbtada muhiiim ayaaa u ahay dr
SomaliDoc:
Inkastoo aadan sheegin xanuunka gaaska lagu qaldo, laakiin xanuunka "ameebaha" ayaa ugu dhaw astaamaha gaaska, bulshaduna ku badan yahay ee faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8331.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version