Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Uurka iyo qalabka lagu eego?

(1/1)

Ahmed tilmaame:
Qalabka yar ee lagu eego uurku ma soo saari karaa uurka bilawga siiba hadii tobaad ama maalmo yahay?
  Mahadsanid

SomaliDoc:
Qalabyada kaadida uurka looga baaro ee badanaa dukaamada iyo farmashiyada lagu gado waxay uurka sheegaan markay 2 usbuuc ka soo wareegato inkastoo ay jiraan kuwa ka casrisan oo sheegi karo markii 8 maalmood laga joogo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version