Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Qofkaan ku soo dhawaado wuu hindhisayaa?

(1/1)

Daad Cali:
Asc diktor  waxa aan nhy sadex qof  oo page internetka ka ah iska helay  wxan kala jogna somalia imaratka iyo hrgysa wxa na hysta dhib taas oo ah in qofka an kuso dhowaano qufac iyo hindiso ku waalanayo  ilaa xanun u qaado qofki hargb camal ah  wxa kalo jirta in an lenhy gaas iyo IBS iyo post nasal drip inta wxa no raaca halitosis mr mr ah  dhakhtir waa ka quusanay   waayo gas iyo ibs bey nagu sheegeen   marka dictoor na caawi plz  wxa kaloo jira  in uu qofka naga qaadayo xanunkii oo astaamihii ibs lagu arkayo inta an la joogno lkn marka aan kala maqnano asbuuc uu caadigiisi kuso laabanyo plz na caawi asc

SomaliDoc:
Marka hore Alle ha idin caafiyo...

Waxaasi waa wax salka ku haayo shakki, sababtoo ah IBS oo ah xanuunka mindhicirrada kacsan ma ahan xanuun la kala qaado, sidoo kale hindhisada ama sanboorka waxyaabo ay ka mid tahay siigada ayaa qofka ku kiciyo ee ma ahan wax qofka markuu ku arko ama u dhawaatid uu ku kici karo.

Sidoo kale cilladda kale ee aad sheegtay ee "post nasal drip" ma ahan wax dadka waaweyn ku badan, mana la kala qaado waana wax Allarji salka ku hayao, waxaan lagu gartaa qufac habeenkii ah.

Halkaan ka akhriso casharro ku saabsan sadaxda xanuun ee aad tilmaantay:
1- IBS: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3417.0
2- Sanboorka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0
3- Post nasal drip: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8475.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version