Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Infekshanka xubinta taranka?
(1/1)
Adenyare:
Asc Dr salan kadib su al infaction xanunka LA dhaho xubinta taranka raga dhacan miyu uyelaa ama se qoyan marka LA toojiyo
SomaliDoc:
Caabuqa ku dhaco xubnaha taranka wuu badan yahay, badankoodne galmada ayaa lagu kala qaadaa, qaar ka mid ahne waxaa astaan u ah in ibta malax ama dheecaan ka yimaado, labada cudur ee ugu caansan astaantaan waxaa la kala dhahaa:
1- Jabtida (Gonorrhea), akhriso cashar ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1030.0
2- Kalamiidiya (Chlymedia), akhriso cashar ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1040.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version