Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dareenka galmada oo yaraado?
(1/1)
Ahmed tilmaame:
Aad baad ugu mahadsantihiin sida fiican ee Su'aabaha nooga soo jawaabtaan Su'aashayda ayaa waxa ay tahay maxaa daawo u ah hadii qofka dareenka galmadu ka yaraado oo aanu danaynba ama dhowr jeer awoodi waayo maxaa xalla
SomaliDoc:
Kacsi la'aanta iyo hammi yarida waxyaabo badan ayaa keeni kara ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0
Sidoo kale dumarkane asbaab kale ayaa u keeni karto in hamigoodu yaraado, halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3818.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version