Author Topic: Su'aal: Arooska kadib 2 bilood xanuuno aan isku arkay?  (Read 3908 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Almaas Axmed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Arooska kadib 2 bilood xanuuno aan isku arkay?
« on: October 23, 2017, 05:00:53 PM »
Asc Som Doc, Fadlan arrin i heysata ayaan doonayay inaad ika caawisaan.
waxaan guursaday mudoo hada laga joogo 2ba bilood, balse weli wax uur ah  iskuma arag mana la ika soo sheegin oo sidi caadiga aheed ayaan u helaa caadada balse waxaa jira arrin yar oo i heysata taa oo ah in caloosha hoosteeda la ika qabto oo aan ka dareemo xanuun (mindhicirka) marki aan fooraarsadana uu ika yimaado dheecaan wadnahana aad moodo inuu i jiitamayo, mudo bil laka joogo baan mar is baaray infection baana la ika sheegay daawooyinki waan qaatay balse arrintaan kale ayaan isku arkay.
fadlan hadii aad ika caawin kartaan waxa arrintani ee tahay ika caawiya ama iku caawiya baaritaanada aan u baahanahay nuucooda

Mahadsanidiin





Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Arooska kadib 2 bilood xanuuno aan isku arkay?
« Reply #1 on: November 20, 2018, 08:18:48 PM »
Waxay u badan tahay inuu caabuq jiro, qeybta hoose caloosha oo ku xanuunayso ama ku danqanayso, qoyaanne uu jiro.
Haddii ay waxtari waysay daawadii hore, fadlan dhakhtarka ku laabo.
Akhriso faahfaahin ku saabsan infekshanka haweenka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 26503
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: XANUUN MEESHA DHAXDA AH EE KU AADAN XUDUNTA ILAA ISKU WEERKA OO DHAN?

Started by SiihaamBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21501
Last post April 26, 2011, 06:57:47 PM
by Drkheyre
Guurka Lamaanayaasha Isku Hidde Sidayaasha Ahi, Ma U Sabab Baa Cilad Ku Dhalashada Ilmaha?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 44058
Last post October 16, 2011, 04:39:29 AM
by CilmiSabca
Ha Isku Qaldin Jinniga, Sixirka, Isha iyo Cudurrada Maskaxda ku Dhaco!

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 41734
Last post July 05, 2015, 10:14:33 AM
by Darmaan123
Su'aal: Habeenkasta waxaan soo toosaa anoo isku kaajay si bilaa dareen ah?

Started by Naciima/maxamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5429
Last post February 10, 2016, 02:25:27 PM
by SomaliDoc