Author Topic: Su'aal: Cuntooyinkee ugu fiican caafimaadka?  (Read 2950 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ahmedabdiok12

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cuntooyinkee ugu fiican caafimaadka?
« on: October 25, 2017, 07:49:13 PM »
Asc dhaqtar keena  sharafta leh  waxaan rabay inaan ku weydiiyo su'aal
Cuntooyinkee ufiican caafimaadka indhaha maxaase sababo in indhaha cilad ku timaado
Siigada Maka mid tahay waxa waxyeeleeyo aragga indhaha




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Cuntooyinkee ugu fiican caafimaadka?
« Reply #1 on: November 20, 2018, 08:21:07 PM »
Video-gaan ayaan uga hadalnay cunnada aragga u fiican ee daawo:
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: