Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cuntooyinkee ugu fiican caafimaadka?

(1/1)

Ahmedabdiok12:
Asc dhaqtar keena  sharafta leh  waxaan rabay inaan ku weydiiyo su'aal
Cuntooyinkee ufiican caafimaadka indhaha maxaase sababo in indhaha cilad ku timaado
Siigada Maka mid tahay waxa waxyeeleeyo aragga indhaha

SomaliDoc:
Video-gaan ayaan uga hadalnay cunnada aragga u fiican ee daawo:

Navigation

[0] Message Index

Go to full version