Author Topic: Su'aal: Wiilkaas afkiisa ayaa uraayo?  (Read 2523 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Daacad2017

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Wiilkaas afkiisa ayaa uraayo?
« on: October 26, 2017, 01:14:51 AM »
Asc wrb wb walaal waxaan doonayaa in aadiga caawisaan waxaan haystaa wiil dhowr iyo toban jir weyn .wiilkaas afkiisa ayaa uraya mana dareensana  haddaan u sheegi lahaa waxaanka baqayaa inuu schoolka ka tago ama cayaalka saaxiibadii la go.o waanan dareensanahay in dhob haysto aanu dareensanayn dhibkaas maxaad igula talin lahaydeen




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: su aal
« Reply #1 on: October 26, 2017, 02:13:16 PM »
Halkaan ka akhriso jawaabta oo faahfaahsan:-
http://bit.ly/2eSnBBa
Talo SAARO Allaah

Offline Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 130
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Re: Su'aal: Wiilkaas afkiisa ayaa uraayo?
« Reply #2 on: October 31, 2017, 02:10:32 PM »
Fadlan linkiga hoose ka akhriso jawaabtada mahasanid.

http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html
Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.