Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Wiilkaas afkiisa ayaa uraayo?
(1/1)
Daacad2017:
Asc wrb wb walaal waxaan doonayaa in aadiga caawisaan waxaan haystaa wiil dhowr iyo toban jir weyn .wiilkaas afkiisa ayaa uraya mana dareensana haddaan u sheegi lahaa waxaanka baqayaa inuu schoolka ka tago ama cayaalka saaxiibadii la go.o waanan dareensanahay in dhob haysto aanu dareensanayn dhibkaas maxaad igula talin lahaydeen
CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso jawaabta oo faahfaahsan:-
http://bit.ly/2eSnBBa
Akhaa Binu Jowhari:
Fadlan linkiga hoose ka akhriso jawaabtada mahasanid.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version