Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Nabarka cad ee isha qeybta madow hosteda kasoo baxa?

(1/1)

Abukar mohamed:
Salaan kadib dhakatirta sharafta leh  waxan weydina
Isha ayaa ixanuuneysa mudo labor malmod ..kadib gaduud ayey noqotey clinic ayan tagay waxu isoqorey (terterceline)hal malin markan isticmaaley nabar aya igasobaxay qebta madow korkeda dhinaca goose isha na wet ilmeyneysaa mararka xanunka ziyado
FADLAN MXA LOGAHORTAGI KARAA
mahadsanidin

SomaliDoc:
Fadlan dhakhtarkaaga ku laabo si loo ogaado waxa aad isha ku aragtay waxa ay yihiin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version