Author Topic: Su'aal: Biyaha ayaa daqiiqad wax ka yar iiga imaada?  (Read 5532 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Wiilsoomaali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Biyaha ayaa daqiiqad wax ka yar iiga imaada?
« on: October 30, 2017, 09:52:52 PM »
asc doctor adoo mahadsan biyaha ayaa daqiiqad waxkayar iiga imaada markaa maxaan kudaawaynkaraa




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Biyaha ayaa daqiiqad wax ka yar iiga imaada?
« Reply #1 on: November 21, 2018, 08:28:22 PM »
Cilladda biyo-baxa waa arrin ay ka sheegtaan rag badan, fadlan ka baro qoraalkaan waxyaabaha keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0
Haddii aad u baahan tahay latalin toos ah, fadlan dhakhtarka kala xiriir bogga Facebook-ga: https://www.facebook.com/HealthySomalia/
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: