Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Biyaha ayaa daqiiqad wax ka yar iiga imaada?
(1/1)
Wiilsoomaali:
asc doctor adoo mahadsan biyaha ayaa daqiiqad waxkayar iiga imaada markaa maxaan kudaawaynkaraa
SomaliDoc:
Cilladda biyo-baxa waa arrin ay ka sheegtaan rag badan, fadlan ka baro qoraalkaan waxyaabaha keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0
Haddii aad u baahan tahay latalin toos ah, fadlan dhakhtarka kala xiriir bogga Facebook-ga: https://www.facebook.com/HealthySomalia/
Navigation
[0] Message Index
Go to full version