Author Topic: SU'AAL: CABSI HURDADA IYO HURDO LA'AAN?  (Read 4443 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Libaan Abdi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
SU'AAL: CABSI HURDADA IYO HURDO LA'AAN?
« on: November 01, 2017, 12:02:43 PM »
asc doctor wxn qabaa cabsi hurdo huro xumo
walwal murugo igu soo laa lameysa waxa ay
ka timidna aan garanaynin cabsi hurdada ah wn ka naxaa marka aan sexo is dhaho awla sidaa ma ahyn lkn hada hurdo dhan ma hayo
malikii tabar dari daal dhawaqa amaba hoonka
babuurta oo aan dhibsado wax jabaq ah wn ka naxayaa Dr xal isii
yarntaydii murugta amaba naxdinta igu taagan
wn lahan jiray oo wn is ilawsin jiray lkn hada hurdada ayaa laigu saliday mar alaa markan sexo
isdhaho ayan niyada igaga soo dhaceysaa hurada
dhana wey iga hadeysaa




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: SU'AAL: CABSI HURDADA IYO HURDO LA'AAN?
« Reply #1 on: November 05, 2017, 08:09:28 AM »
Dhibaatooyinka keena hurdo xumida wey tiro badan yihiin; sida dhawaaqyada, iftiinka iyo nooca jawiga qaboow ama kuleyl.
Waxaa halkaa ku qoran Xaaladda Hurdo La'aanta naxdinta oo kale ku dadaal markii aad seexaneysid, in aad akhrisatid Qur'aanka Kariimka, gaar ahaan Suuraddaha 1, 114, 113, 112, 111, 110, 109, 2;255 Aayad Kursi.
Haddii meesha aad degan tahay uu buuq badan jiro sida Hoonka, ama uu iftiin bilig leh daaran yahay... Suuf dabacsan dhagaha gasho hana isku cadaadin. Ku xidho indhaha maro yar. Waxaad ka heli heli kartaa Dukaamada ama Farmashiyada, maro loogu talo galay ka celinta iftiinka indhaha iyo suuf dhagaha la gashado....

FADLAN KALA TASHO DHAKHTAR.
Talo SAARO Allaah


 

Su'aal: Habeenkii oo qeybna la hurdo qeybna?

Started by DalmarowBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6280
Last post February 08, 2019, 09:19:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41596
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay hurdo i qabaneyso marka aan wax aqri maago?

Started by Zaki IslakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4817
Last post March 30, 2016, 04:35:55 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: DHIB INTEE LEEG AYEY KEENSAN KARTAA HURDO LA AANTU?

Started by NoahmanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6460
Last post April 10, 2016, 11:04:12 PM
by SomaliDoc
Hurdo yarida oo la tilmaamay in ay ka dhashaan waxyeelo halis ah (Daraasad)

Started by DrkheyreBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 6875
Last post April 29, 2011, 10:41:50 PM
by Drkheyre