Author Topic: Su'aal: Waa maxay daawada Cirrhosis?  (Read 3567 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mohamoud Abdiaziz

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waa maxay daawada Cirrhosis?
« on: December 03, 2018, 03:37:29 PM »
Asc SomaliDoc Wa Mahadsantihin Marka Waxan Rabey in Aan Suaal Idinka Weydiiyo Cudurka Cirhhosis Dawadisa Qofka Qaadan Rabo Mala Isticmaali Gara Rashinkisa Caadiga Ah Teeda Kale Qofkan Diabates kana Iyo Dhigarba Wuu Qaba Wana Maamo Da'ah 65 Jir Ah.
Wall In Aaad Jawabta Ila So Dhaqsatin Jeclaan Laha




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waa maxay daawada Cirrhosis?
« Reply #1 on: March 29, 2019, 08:09:28 PM »
Cirrhosis waa qolfoofid ama adkaansho, meelaha lagu arko waxaa ugu badan beerka taasoo ka dhalato markuu xanuunka cagaarshowga qofka ku daaho, beerka wuxuu yeeshaa kurtumo iyo qolfoof, wuu shuuqaa, shaqadane wuu gaabiyaa, daaweyn rasmi ahne ma lahan oo waa kaalmaati waxyaabaha qofka la siiyo, marka taladaydu waa  inaad dhaktharka hooyo gacanta ku haayo la waydiiyaa xaaladeeda iyo xanuunadeeda kale inay saamaxayso in daawooyinkaasi qaadato.

Xanuunkaan "Liver cirrhosis" waxaa la socdo, astaamaha howlgabka beerka oo aad ka akhrisan kartid casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5648.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa maxay "Garguurato" ama "Uuryaal"?

Started by KamalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 70048
Last post May 22, 2009, 01:41:01 PM
by SomaliDoc
Waa maxay "Angina"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 73165
Last post February 05, 2008, 07:56:57 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Burseelku"?

Started by Ahmed_IndhayareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 66222
Last post September 01, 2009, 02:23:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?

Started by AnassmBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 50547
Last post May 06, 2018, 01:17:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Priapism"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48528
Last post January 22, 2019, 08:47:10 PM
by SomaliDoc