Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa ka maqan xiniinta bidix?
(1/1)
Jimale Farah:
waxa jira wiil ku dhashay asagoo ay ka maqantay Xiniinta bidix samayn ma ku yeelan karataa dhalmada ama inuu ubad yeesho?
thnkz
SomaliDoc:
Maya, qofka hal xiniin wuu ku shaqaysan karaa, uurne waa loo qaadi karaa haddii aysan cillad kale jirin.
Haddii aad hal xiniin ku dhalatay waxaa muhiim ah in la ogaado in xaniintii kale ay kor jirto dhinaca caloosha, markaasne haddii la arko waa in lagaa soo saaraa sababtoo ah mararka qaar waxay isku badali kartaa xanuunka kansarka, haddiise la waayo oo hal xabo Alle kugu abuuray dhib ma lahan.
Caydiid:
ASC DR MAHDI ma jiraa dhakhtar speciality ah oo lala xiriiir karo baadhitaana ku sameyn karaa MAHADSANID?
SomaliDoc:
dhakhtar guud wuu ku filan yahay inuu kuu sheego cilladaasi inay jirto iyo in kale, haddiise aad u baahan tahay dhakhtar takhassu u leh arrimahaas waxa la dhahaa "Urologist" ee isaga haddii aad heli kartid la xiriir.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version