Author Topic: Su'aal: Subaxdii waxaan dareemaa margiyo xanuun?  (Read 268 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Safiya Cali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Subaxdii waxaan dareemaa margiyo xanuun?
« on: November 03, 2017, 03:44:00 PM »
asc doctor waku mahadsanthy sida wanaagsan noogu faidasay markastaa dr xanuunkayga waxa weeye supaxa markn soo kaco waxan dareema margiyo xanuun waxaan kaloo dreema mrka inyar tagnado ama anooo fadhiyaba wadnaha inuu hoos ii jiitamayo jazakllh dr bal xanunkayga isheeg ama talo dr



Online CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 318
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Subaxdii waxaan dareemaa margiyo xanuun?
« Reply #1 on: November 07, 2017, 10:11:59 PM »
Halkaan ka akhriso qoraallo u eg xaaladdaada:

Gaaska

Wadne Qabad

Haddii aysan labadaas xaaladdood; midna aheyn xaaladdaada, fadlan soo faahfaahi xaaladdaada.

Ku soo qor Qeybta Su'aalaha; New Topic.
Amma riiix:
Halkaan

Ha Qalqalin Waligaa,
Ha Aaminin in aadan dib Caafimaadi doonin.

Allah Cures.


Offline Safiya Cali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Wadnaha marmar ayaa la iga qabtaa?
« Reply #2 on: November 10, 2017, 10:16:50 PM »
asc dr waxn leyhy aad kaga mahad celinaya sida wngsan noogu faaidaysay xanunkyga dr  waa wadna jitan wadnaha marmar aya lega qabta daqiiqada yar lay qapta walay sii daya wadnaha marka wadnaha ijitamyo dremyo hadii aan wax qabanyo ama qabnen ama jiifo ama aan taganahy awooda dhan iga tagayso lugta midig ama bidix xidid ibodaya anoo hurda wadnaha ima graaco alhmdulilh wadna marojis ayn leyhy wadna olol malihi garabka midig ayaa in hoos ijitamayo kleh xnun kadareema dr xnunkyga isheg iyo talo

Offline Safiya Cali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Wadna olol iyo wadna jitan anoo hurda xidid lugta ibooda?
« Reply #3 on: November 13, 2017, 03:11:42 PM »
asc dr waxn leyhy aad kaga mahad celinaya sida wngsan noogu faaidaysay xanunkyga dr  waa wadna jitan wadnaha marmar aya lega qabta daqiiqado yar lay qapta walay sii daya wadnaha marka wadnaha ijitamyo dremyo hadii aan wax qabanyo ama qabnen ama jiifo ama aan taganahy awooda dhan iga tagayso marka Glucose isticmala qastaa marka wan nafisayaa hdii aan hawl qapto wan dalaya hawsha markii hore sida uqabn jiray uma qabn karo lugta midig ama bidix xidid ibodaya anoo hurda wadnaha ima graaco alhmdulilh wadna marojis ayn leyhy wadna olol wan leyhy garabka midig ayaa in hoos ijitamayo kleh xnun kadareema dr xnunkyga isheg iyo talo

Online CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 318
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Subaxdii waxaan dareemaa margiyo xanuun?
« Reply #4 on: November 13, 2017, 08:56:45 PM »
Si aad wax badan uga fahamtid xaaladdaada,
Fadlan linkigaan si fiican u akhriso.
Riix halkaan:-
https://goo.gl/wAesR7



Ha Qalqalin Waligaa,
Ha Aaminin in aadan dib Caafimaadi doonin.

Allah Cures.


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5702
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 3130
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 1079
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 13274
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3512
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan