Author Topic: Su'aal: Subaxdii waxaan dareemaa margiyo xanuun?  (Read 4445 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Safiya Cali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
Su'aal: Subaxdii waxaan dareemaa margiyo xanuun?
« on: November 03, 2017, 03:44:00 PM »
asc doctor waku mahadsanthy sida wanaagsan noogu faidasay markastaa dr xanuunkayga waxa weeye supaxa markn soo kaco waxan dareema margiyo xanuun waxaan kaloo dreema mrka inyar tagnado ama anooo fadhiyaba wadnaha inuu hoos ii jiitamayo jazakllh dr bal xanunkayga isheeg ama talo dr




Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Subaxdii waxaan dareemaa margiyo xanuun?
« Reply #1 on: November 07, 2017, 10:11:59 PM »
Halkaan ka akhriso qoraallo u eg xaaladdaada:

Gaaska

Wadne Qabad

Haddii aysan labadaas xaaladdood; midna aheyn xaaladdaada, fadlan soo faahfaahi xaaladdaada.

Ku soo qor Qeybta Su'aalaha; New Topic.
Amma riiix:
Halkaan
Talo SAARO Allaah

Offline Safiya Cali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
Su'aal: Wadnaha marmar ayaa la iga qabtaa?
« Reply #2 on: November 10, 2017, 10:16:50 PM »
asc dr waxn leyhy aad kaga mahad celinaya sida wngsan noogu faaidaysay xanunkyga dr  waa wadna jitan wadnaha marmar aya lega qabta daqiiqada yar lay qapta walay sii daya wadnaha marka wadnaha ijitamyo dremyo hadii aan wax qabanyo ama qabnen ama jiifo ama aan taganahy awooda dhan iga tagayso lugta midig ama bidix xidid ibodaya anoo hurda wadnaha ima graaco alhmdulilh wadna marojis ayn leyhy wadna olol malihi garabka midig ayaa in hoos ijitamayo kleh xnun kadareema dr xnunkyga isheg iyo talo

Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Subaxdii waxaan dareemaa margiyo xanuun?
« Reply #3 on: November 13, 2017, 08:56:45 PM »
Si aad wax badan uga fahamtid xaaladdaada,
Fadlan linkigaan si fiican u akhriso.
Riix halkaan:-
https://goo.gl/wAesR7


Talo SAARO Allaah

Offline Safiya Cali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Subaxdii waxaan dareemaa margiyo xanuun?
« Reply #4 on: November 21, 2017, 08:06:01 PM »
asc dr wiil aan hapo u ahy ayan ku argnay naaso barar marka wuxu galy plastic surgery nasihi sidoodi kusoo noqdeen cadiga ahaa mudo 2bil kdib wuxu dremaya marka gymka jojiya xanun kadreemya garpaha hostoda hdu  meel ku tiirsado kursi ama alpaap kle hadu wax ku tiirsado xnun dreema qaliinkisa dalka dipadiisu ahaa makeeni karaa qalinkas lagu sameyay wax dhipto cafimad


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33215
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32242
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23440
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41561
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25753
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan