Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xaniinta mar mar i xanuunta?

(1/1)

Xabiib141:
Asc waa mahadsantihiin dhaman dr waxaan rabaa in lee sheego sababaha keeno xaniinta oo mar mar xanuun keenta xanuunkaana sii faafa kor iyo hoosba xataa seedaha lugaha maxaa keeno iyo marna ee wenaato marna shuuqda jwb

SomaliDoc:
Xiniinyo xanuunka cillado badan ayaa keena, waxaase ugu caansan caabuqa galo xiniinyaha ee faahfaahintiisa ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version