Author Topic: Su'aal: Waxaa i xanuuntay xiniinta bidix?  (Read 200 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Online Muxya62

  • Newbie
  • *
  • Posts: 15
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaa i xanuuntay xiniinta bidix?
« on: November 03, 2017, 10:20:50 PM »
asc doctor waan kusalamay
allaha Ku barakeeya
doctor waxaan webka Ku arkay qoraal aad kaga
hadashay arimo laxiriira xiniinyaha.
marka dctr waxaan rabaa inaan kula wadaago
arin IGA soo gaartay xiniinyaha
doctr xili hadda laga jooga mudo 5 sano ah ayaa
waxaa ixanuuntay xiniinta bidix bilo kadibna wey
ibarartay ugu danbeyntiina wey igu dul baa
ba'tay.
iminkana waxaan leeyahay hal xiniin oo ah tan
midig
marka bilihii hadda lasoo dhafay ee
ah julay 26 2017 ayaan takhtar utagay horay
isbital umatagin marka baaritan ayuu igu
sameeyay, wuxuuna computer IGA saaray
xiniinyaha siiba tan dhimatay ee xiniinta bidix
laakin igama uu baarin shahwada .
marka wuxuu iisheegay inuu doonaya inaan
dhaqso ilmo dhalo oo wuxuu igu yiri dhaqso ilmo
dhal waa inaad dhashaa waana fahmi waayay
wuxuu kawaday. aniguna mardhaw ayaan
guursaday hadda 5 bilood ayaa laga jooga
guurgeyga ilaa walina ubad mahelin
oo xag alle ayaan karajeynayaa.
marka jawaabtii uu warqadda iigu soo qoray
safiican iiguma uu sharxin


marka doctor
1 halka xinin ee aan leeyahay dhibaata maku keeni karta xaga uureysiga ?

mahadsanidn







Online Muxya62

  • Newbie
  • *
  • Posts: 15
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Waxaa i xanuuntay xiniinta bidix?
« Reply #1 on: November 08, 2017, 01:57:26 PM »
asc dctr adingo raali ah
su,aasha kor Ku xusan iisoo faafaahiya
haduu illah idin garansiiya

Online A/kadir A/risk Mohamed

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 56
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Re: Su'aal: Waxaa i xanuuntay xiniinta bidix?
« Reply #2 on: November 08, 2017, 03:11:07 PM »
Fadlan Su'aashada jawaabteeda hoos Ka Akhriso Arrimaha la xiriira Xaniiyaha.

http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html
– Waxa aan ogaaday:- In Oorida fiicani ay tahay, ta Quruxda ku beerta Qalbiga ninkeeda

Online Muxya62

  • Newbie
  • *
  • Posts: 15
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Waxaa i xanuuntay xiniinta bidix?
« Reply #3 on: November 10, 2017, 07:10:14 AM »
fatlan su,aasha aan Ku weydiiiyay kuma jirto link
ee suaashu  waxay ahayd

1. waxaan leeyahay hal xiniin oo ah tan midig, halka xinin ee aan leeyahay dhibaata
maku keeni karta xaga uureysiga ?
 
 mahadsanidn

 

Su'aal: Shahwadayda waxaa ku jiro kuus kuus?

Started by Ali2oBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2887
Last post December 04, 2016, 10:32:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa igu yaallo buro "Fibroadenoma"?

Started by HabsaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 1431
Last post July 05, 2017, 01:34:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2041
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer afka ka yimaado marka aan seexdo?

Started by Haji2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 23872
Last post December 05, 2015, 11:34:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: marka uu hargab ku dhaco oo uu qufaco waxaa dheecaan ka yimaado dhagta bidixda ah?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2723
Last post November 01, 2011, 07:58:14 PM
by SomaliDoc