Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hooyada uurka leh gym ma dheeli kartaa?

(1/1)

Ayman Osman:
Asc dactor wadku mahadsan tahay talooyinka aad mar walba na siisan.
Hooyada uurka leh gym ma dheeli kartaa stage kasta oo ay marayso last or early gestation?

Su aasha labaad waxa weye maxa keena wadno garaaca badan xiliga walaca se mxa lagu dawayn karaa?

thankz dactors

CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso jawaabta:- in jimicsi la ogol yahay iyo in kale.
Si fiican u akhriso waa qoraal dheer oo muhiim ah. Ku dhufo linkiga.
Talooyin muhiim u ah Uurka
Halkaan ka akhriso jawaabta:-
Walaca 1
Iyo sidoo kale halkaan:-
Walaca 2
Haddii aad qabtid Su'aalo dheeraad ah, ku soo qor Qeybta Su'aalaha; New Topic.
Riix Halkaan

Akhaa Binu Jowhari:
Asc
Doc, Cilmi meey jawabta bixisay uma jeedne, Ilaah khyr haku siyo waayo waxbadan baa waqtigaa qaaliga u hurtay si aad u gaarsiiso ummadda soomaaliyeed meel walba ay joogan sida mutadawacnimada leh aad uga Dadaalayso Baraka Laah Fiikum.
su'aalaha horey laaga jawaabay jawaabahood in aad gaarsiiso bulshada somali weyn. sxb waxa kugu magacaabi lahaa Madaalaha pageka Somalidoc.

Akhaa Binu Jowhari:
Walal Dumarka uurka leh way Samaynkaraan ciyaar, Dheel ama excersice. balse waxa ay ku xirantahay Xaladda ay ku sugantahay, Walow markay Samaynayso waa in si taxader leh u sameeysaa aayir aayir inbadan waxa uu ka caawinaya waxyaabo badan marka ay xiliga dhalmada.

FG: jawaab ahaan ha u qaadan walal waxan ka war sugaynaa Doctorka waxii jawab kaa siinayo taa uun Qaado.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version