Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xidid i booda lugaha markaa xoogaa jiifo?

(1/1)

Ashwaaqa:
asc bahda somali doc waa idin salaamay. waxa ahay hooyo uur todobo bilood leh laba su aal ayaa rabay inaa iga cawisan lugta midig ama bidix xidid ku jira ayaa i booda oo an ka laabi karin xataa lugta mana dhaqaajin karo seconds ka bacdi lugta caadi i noqonaysaa lkn weena kululaanaysaa su aasha kale wexee tahay ibida ku qalali rabto doctor i dhahay oo waa grade 0. 2y weeks 3 days ayaa ahaa markaas taas macnaheeda mexee tahay maxase sababa ibi qalalka thanks walalayaal.

SomaliDoc:
Cagta oo maroojis ahaan lagaga qabto waa cillad ay isku arkaan hooyooyinka uurka leh, waxaane loo yaqaanaa "Muscle cramps", fadlan akrhiso qoraalkaan, kadibne u gudub qeybta lugta aan kaga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1203.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version