Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan isku arkay Hamad yari?

(1/1)

Mahmod76:
Asc dr waxaan aad uga cabanaya babaasir in mudo ah i haysay ila 9 sano, waxa kale oo aan aad ula xidhiidhay dhakhaatiirta wadanka an ku noolahay oo ah sweden.. waxan u sheegay in marki an isku arkay babaasir aay yaraatay hamadi galmo oon horay u laha..wuxu dhakhtar walba i sheega inaysan shaqo isku lahayin labadan arin.. anigana waxan ogahay malinki ay iga so baxday isbadelka igu dhacay, oo ay ka mid tahay in neefta (dhuusada) ay iga soo bixi waydo ilaa an xoog kusoo riixo oo murqaha ku jira dhabarka aan xanuun  ka dareemo...afki babasiirtu ku taalay oo aaad cidhiidhi u ah...iyo dhakhatiirti oo leh wax wayin maaha oo qaliin uma baahnid....hadaba is maan dhaafka na dhex yaala side lagu xalin kara....waxa kale oon arkay rag sidayda aha oo hamadu ka dhimatay ama ka yaraatay oo marki ay qalniin galeen ama caado soomaali lagu daweeyay ay noqdeen kuwo hamadoodi oo buuxda helay..

Mahadsanid

CilmiSabca:
Halkaan ka akhriso qoraal faah faahsan oo ku saabsan xanuunka
Baabasiirta
Halkaan ka akhri qoraal kooban oo ku saabsan:-
Baabasiirta iyo Kacsiga
Halkaanna ka akhriso qoraal ka hadlaya xanuunka hawl gabka kacsiga iyo warbixinno la xidhiidha.
Riix linkigaan:
Hawl Gabka Kacsiga
Haddii aad qabtid, su'aalo dheeraad ah, fadlan, ku soo qor Qeybta Su'aalaha;- New Topic.
Amma riiix:
Halkaan

Navigation

[0] Message Index

Go to full version