Author Topic: Su'aal: Siigadu waxay sababtaa Af-qudhun?  (Read 5497 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sheen C/laahi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Siigadu waxay sababtaa Af-qudhun?
« on: November 11, 2017, 05:36:29 PM »
Runtii waxaan ahay wiil dhalinyaro ah waxaana siigaysanayay mudo ilaa 3 sano ah igu yaraan Markaan siigaysanayay 2 sano ayaa waxaan dareemay inay wax iska badaleen afkayga xoogaa shiir ahna uu yeeshay  balse ma filayn inay siigadu sababayso mudo kadib waxaan dareemay in markaan siigaysto afkaygu aad u shiirayo kafibna waxaan yareeyay siigaysigii inkastoo aan filayay in uu xanuun kale sababyo af-shiirka waxaana isu daba marmaray dhakhaatiir Tiro badan balse wayku guuldaraysteen inay wax ila qabtaan sababtoo ah xanuunkan maba yaqaanaan dhakhaatiir badani mudo kadib shiirkii wuxuu isu badalay mid joogto ah oo marwalba aan igamaqnaanayn haba u darnaato markaan siigaysto oo ay mudo dhorcisho ah qaadanayso inuu yaraado shiirku kadibna waxaan ka tagay guud ahaan waxbarashadii waxaana dhib igu noqotay dhexgalka bulsha  runtii ilaa xiligaa mafilayn in ay sababayso siigaysigu dhibkan balse waxaan u haystay xanuunkale oo markaan siigaysto kacaya oo ay siigadu kicinayso malin malmaha kamida Aniga oo internetka ka radinay waxyaabaha sababa AF shiirka ayaan arkay meel ayku qorantahay (BADBREATH AFTER MASTURBATING)
Markaan Ku dhuftayna waaxaa ii soo baxay boqolaal dad ah oo ka cabanaya xanuunka aanka cabanayo kadibna waxaan guud ahaanba joojiyey siigaysiga oo ay  ibareen dhalinyaro saxiibadaya anoo jira14sano aana Ku guda jiray samaynteeda 3sano
Xanuunkasii wuxuu kaga duwanyahay afshiirka caadiga ah in uu u urayo sida malayga waana arin ayka dhawaajiyeen dadkii ka cabanayay ana aan  arkay wuxuuna aad u siyaadayaa markaad biyaha iska keentid.
Hadaba waxaan ka codsanayaa dhalinyarada saxiibaday inay iska daayaan ficilkaa foosha xun ilaahayna u toobad keenaan.
Kuwa aan samayna waxaan uga digayaa inay siigaysiga bilaabaan sababtoo ah sidaad isaga daysaan wey adkaan doontaa waxaana ka qaadaysaan cudurkaa xun.
Hadaba dhakhaatiirta waxaan ka codsanayaa inay arinkaa baadhitaan Ku sameeyaan daawadiisana raadiyaan dhalintana uga digaan
Digniintana lagudaro inuu sababo afshiir sababtoo ah waa arin ay la kulmeen dhalinyaro aad u Tiro badan adinkuna aad internetka ka heli kartaan hadaad ka raadisaan.
(MAHADSANIDIIN)




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Siigadu waxay sababtaa Af-qudhun?
« Reply #1 on: November 24, 2018, 02:48:39 PM »
Siigeysiga joogta ah waxyaabo badan ayaa laga dhaxli karaa laakiin af-urka kuma jiro, faahfahintane ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0

Waxaa kaloo halkaan ka akhrisan kartaa, waxyaabaha keeno af-urka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1610.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxay lahayd uur 4 bil ah kadib wax culus ayey qaaday?

Started by Ilias AbdiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 4017
Last post March 17, 2016, 12:53:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday ayaa waxay leedahay xanuunka glaucoma?

Started by Ahmed SharifBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12454
Last post July 16, 2016, 02:01:00 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xiniinta bidix waxay leedahay xidido waaweyn?

Started by Mustafe MadooweBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 3988
Last post January 24, 2018, 12:10:14 PM
by Akhaa Binu Jowhari
Su'aal: Waxay madaxa ku leedahay buro yar oo kuusan?

Started by Hassandheer1Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13285
Last post August 23, 2013, 04:46:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyo aya waxay qabtaa wareer siyada ah?

Started by Cayuush OmerBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3353
Last post February 06, 2016, 04:08:53 PM
by SomaliDoc