Author Topic: Re: Su'aal: Maxaa dareenka hoos u ridi kara?  (Read 5198 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Re: Su'aal: Maxaa dareenka hoos u ridi kara?
« on: November 12, 2017, 08:21:12 PM »
Halkaan ka wada akhriso.
Guji linkigaan oo si degan u akhriso warbixinta
Dareen La'aanta.
Sidoo kale fur Linkigaan oo akhriso warbixinta
Hawl Gabka Kacsiga.
Halkaanna, waxaad ka akhrisan kartaa cuntooyinka u roon
Awoodda Ragga

Waxyaabaha kale ee dareenka saameeya waxaa ka mid ah kaniiniga Feegaha [1]
Sidoo kale Biyo baxa degdega ah [2], waxaa uu saameeyaa dareenka qofka.

OGOW: Dareen la'aanta dumarka wuu ka duwan yahay xaaladdaha kor ku xusan qaarkood, tusaale ahaan;  is badallada harmoonada, sida haddii uu dhiiggii xeylka yimaado, haddii ay uur qaado, haddii uu infakshan jiro ama xaaladdo nolosha la xidhiidha IQK.

Haddii aad qabtid, su'aalo dheeraad ah, fadlan, ku soo qor Qeybta Su'aalaha;- New Topic.
Amma riiix:
Halkaan


Talo SAARO Allaah


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 56273
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 163195
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 107381
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 63006
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig
Su'aal: maxaa farqi u dhaxeeyo ragga leh jocorta iyo ragga aan laheen?

Started by JaakeyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29408
Last post June 11, 2017, 12:22:58 PM
by SomaliDoc