Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dareen La'aan Dhinaca Kacsiga?

(1/1)

Ahmed muuse:
Asc Dhakhtar waxaan qabaa xanuun daran mustaqbalkeygana mugdi galiyay xanuun kaygu waa dareen la,aan Xubinta taranka maskaxda waan ka dareemayaa kacsiga lkn geedkii ma istaagayo maxaa udaawo ah arinta waxaan ahey wiil dhalinyaro ah

CilmiSabca:
Guji linkigaan oo si degan u akhriso warbixinta
Dareen La'aanta.
Sidoo kale fur Linkigaan oo akhriso warbixinta
Hawl Gabka Kacsiga.
Halkaanna, waxaad ka akhrisan kartaa cuntooyinka u roon
Awoodda Ragga
Waxyaabaha kale ee dareenka saameeya waxaa ka mid ah kaniiniga Feegaha [1]
Sidoo kale Biyo baxa degdega ah [2], waxaa uu saameeyaa dareenka qofka.
Haddii aad qabtid, su'aalo dheeraad ah, fadlan, ku soo qor Qeybta Su'aalaha;- New Topic.
Amma riiix:
Halkaan

Ahmed muuse:
Waad mahadsantihiin Dhakhaatiirta Soomaliyeed sida wacan ee aad dadkiina ula dedaaleysaan.
Wali waxaan sii wataa su,aal aan hore idiin waydiiyey Ee ah dareen la,aanta (kacsi la,aanta) waan akhriyay jawaabta oo waxaad igula taliseen inaan kalsooni naftayda siiyo, waa talo fiican hadee laakiin hadii aanu qoorahaygiiba aanu istaagayn maxaa sameeyaa waxaan umaleynayaa in murqaha oo aan adkaanayn ay sababtaydu tahay bal maxaad igula talinaysaan hadii aan maruun arko geedkayga oo taagan qalbiga ayaa ii qaboobi lahaa hadase ragnimadaydii ma jirto, waxaana ka cabsi qabaa dhalmo la,aan.

Ahmed muuse:
Dhaqaatiirta waan idiinka mahad celinayaa sida aad noogu soo jawaabtaan.
Hal su,aal ayaan qabaa caafimaad daro i haysata waxaan waayay dhamaan dareenkii kacsiga marka laga reebo inaan wali maskaxda ka dareemayo.
Fadlan iiga jawaaba xaaladan malala tacaali karaa walaal hadii ay daawo leedahay iga caawiya, su,aasha labaad dhalmo la,aan ma sababi kartaa arintani..?

CilmiSabca:
Waa tan jawaabtaada:
Fadlan Riix amma dhag sii linkiyada hoosta ka xariiqan...
Guji linkigaan oo si degan u akhriso warbixinta
Dareen La'aanta.
Sidoo kale fur Linkigaan oo akhriso warbixinta
Hawl Gabka Kacsiga.
Halkaanna, waxaad ka akhrisan kartaa cuntooyinka u roon
Awoodda Ragga
Waxyaabaha kale ee dareenka saameeya waxaa ka mid ah kaniiniga Feegaha [1]
Sidoo kale Biyo baxa degdega ah [2], waxaa uu saameeyaa dareenka qofka.
Haddii aad qabtid, su'aalo dheeraad ah, fadlan, ku soo qor Qeybta Su'aalaha;- New Topic.
Amma riiix:
Halkaan

Navigation

[0] Message Index

Go to full version