Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Hindhiso oo dib kuugu laabato?
(1/1)
Akhaa Binu Jowhari:
Asc...
Doc, waxa rabaa in wax ka ogaado, Hindhiso hoos loo Hindhiso yacni hindhisada afka kasoo yeerta ama ka timaada bedelkeeda dib kuugu laabata adigoo isku celinaya awoodii xooga ugu soo bixi lahayd afka dib kuugu noqoto kawaran Doc saamaynteeda?
SomaliDoc:
Horay ayaan uga jawaabnay su'aashaan hindhisada oo la isku celiyo ama kugu laabato ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7089.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version