Author Topic: Su'aal: Hindhiso oo dib kuugu laabato?  (Read 109 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Online Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 100
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Su'aal: Hindhiso oo dib kuugu laabato?
« on: November 11, 2017, 11:15:59 PM »
Asc...
Doc, waxa rabaa in wax ka ogaado, Hindhiso hoos loo Hindhiso yacni hindhisada afka kasoo yeerta ama ka timaada bedelkeeda dib kuugu laabata adigoo isku celinaya awoodii xooga ugu soo bixi lahayd afka dib kuugu noqoto kawaran Doc saamaynteeda?


Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.

 

Su'aal: Markastoo aan hindhiso waxan tufaa cadhuuf dhiigleh?

Started by QawdhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 2713
Last post March 10, 2012, 05:22:36 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: CUNCUN SANKA GUDIHISA IYO HINDHISO?

Started by Indha Uroon QadraBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 1082
Last post September 05, 2015, 01:10:50 PM
by SomaliDoc