Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: ma u isticamaali karaa toonta iyo basasha xaga biya badnida?

(1/2) > >>

Muxya62:
asc dcrt
aad baad umahadsnthn
allaha idinka  abaalmariyo
sida wanagsan ee aad aqoontiina i noola qeybsaneyzan
hadii aan uguda galo su aasheyda
1.toonta iyo basasha inaan isku ridqa
ma cabi karaa si aan u hello sperm tayo leh iyo si ay xubinteyda taranka unoqota mid adag  oo iga kaa finaysa xaga sariirta ( galmada)?
maadama aan maqlay labaduba inay ufiicanyhn xag hormuunada jirka.
2. tanka kale xubinka taranka ayaa dhaciif I ah markuu kacaba dhaqsa wuu dami. maxaa kale oo aan Ku adkeyn karaa?



.......................cafimad illah baa haya bani aadamkuna waa lama huraan..........................

CilmiSabca:
Toonta waa daawo, halkaan ka akhriso:-
Toonta
Cuntooyinka kale ee ragga xoojiya, oo ay basashuna ka mid tahay, halkaan ka baro:-
Awoodda Ragga.

Akhaa Binu Jowhari:
Fadlan linkiga Hoose jug sii ka daalaco wax tarka ay leedahay toonta ama tuunta. waayo Dhakhtarka ayaa horey ooga hadlay.

http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6717.0.html

Akhaa Binu Jowhari:
[waxtarka toonka]

Muxya62:
masha Allah wad mahadsnthn tkhtrta

masha Allah qoraalada waan akhristay
lkn su aashu ayaa waxay tahay



1.toonta iyo basasha inaan isku ridqa
ma cabi karaa si aan u hello sperm tayo
leh iyo si ay xubinteyda taranka unoqota
mid adag oo iga kaa finaysa xaga sariirta
( galmada)?


su aasha waa sidaa
hadii jawaabtu tahay haa
qaabke Ayan. u isticmaali karaa

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version