Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Re: Su'aal: Maxaa dareenka hoos u ridi kara?
(1/1)
CilmiSabca:
Halkaan ka wada akhriso.
Guji linkigaan oo si degan u akhriso warbixinta
Dareen La'aanta.
Sidoo kale fur Linkigaan oo akhriso warbixinta
Hawl Gabka Kacsiga.
Halkaanna, waxaad ka akhrisan kartaa cuntooyinka u roon
Awoodda Ragga
Waxyaabaha kale ee dareenka saameeya waxaa ka mid ah kaniiniga Feegaha [1]
Sidoo kale Biyo baxa degdega ah [2], waxaa uu saameeyaa dareenka qofka.
OGOW: Dareen la'aanta dumarka wuu ka duwan yahay xaaladdaha kor ku xusan qaarkood, tusaale ahaan; is badallada harmoonada, sida haddii uu dhiiggii xeylka yimaado, haddii ay uur qaado, haddii uu infakshan jiro ama xaaladdo nolosha la xidhiidha IQK.
Haddii aad qabtid, su'aalo dheeraad ah, fadlan, ku soo qor Qeybta Su'aalaha;- New Topic.
Amma riiix:
Halkaan
Navigation
[0] Message Index
Go to full version