Author Topic: Su'aal: Subaxii aroortii wuxuu dareemaa qabow?  (Read 79 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Adenyare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Subaxii aroortii wuxuu dareemaa qabow?
« on: November 14, 2017, 03:45:08 PM »
Asc dhaman walaha barmamijka cafimafka intaas kadib wiil an isla daganahay  oo a aan xidhidh idinla lahayn baa IGA cudsaday inaan iso gudbiyo hawl haysata waxay tahay subaxdii aroortii wuxu daremaya qabow kaas oo wadnaha oo ka daremaya kadib markii qoreecda lo keeno wuu matagayaa isago waxba ka cunin mida kale waxa udheer xubinta taranka waxay ledahay qoyan lamoodi kaadi yar mida kale wuxu sheganayaa into isku arkay qoyanka xubinta ino dareenkii kacsiga hoos udhacay xiniin yaha way kala dheryihin  ninkaas dhakhaatir wuu tagay dawo baa. Laso siyay waxna muna iskaga garan marka  jabaab inaad so sisaan baan idinka codsanayaa



Offline Adenyare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Re: Su al
« Reply #1 on: November 14, 2017, 03:48:18 PM »
Asc dhaman walaha barmamijka cafimafka intaas kadib wiil an isla daganahay  oo a aan xidhidh idinla lahayn baa IGA cudsaday inaan iso gudbiyo hawl haysata waxay tahay subaxdii aroortii wuxu daremaya qabow kaas oo wadnaha oo ka daremaya kadib markii qoreecda lo keeno wuu matagayaa isago waxba ka cunin mida kale waxa udheer xubinta taranka waxay ledahay qoyan lamoodi kaadi yar mida kale wuxu sheganayaa into isku arkay qoyanka xubinta ino dareenkii kacsiga hoos udhacay xiniin yaha way kala dheryihin  xininta bidix baa inyar ka yar mida kale ninkaas dhakhaatir wuu tagay dawo baa. Laso siyay waxna muna iskaga garan marka  jabaab inaad so sisaan baan idinka codsanayaa

Offline Adenyare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Re: Su al
« Reply #2 on: November 14, 2017, 04:01:17 PM »

Asc dhaman walaha barmamijka cafimafka intaas kadib wiil an isla daganahay  oo a aan xidhidh idinla lahayn baa IGA cudsaday inaan iso gudbiyo hawl haysata waxay tahay subaxdii aroortii wuxu daremaya qabow kaas oo wadnaha oo ka daremaya kadib markii qoreecda lo keeno wuu matagayaa isago waxba ka cunin mida kale waxa udheer xubinta taranka waxay ledahay qoyan lamoodi kaadi yar mida kale wuxu sheganayaa into isku arkay qoyanka xubinta ino dareenkii kacsiga hoos udhacay ninkaas dhakhaatir wuu tagay dawo baa. Laso siyay waxna muna iskaga garan marka  jabaab inaad so sisaan baan idinka codsanayaa
[/quote]
[/quote]

 

Su'aal: Maxaa lagu dareemaa marka dhiiga cas kugu yaryahay?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 20947
Last post March 02, 2011, 07:28:00 PM
by Dr. Acromion
Su'aal: Xanuun ayaan ka dareemaa feerta bidix naaska hoostiisa?

Started by LaabtaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 3134
Last post November 21, 2011, 09:41:16 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 1519
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan dareemaa tabar darri xagga gacmaha ah?

Started by Dr baddalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3614
Last post April 11, 2011, 07:21:39 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan dareemaa in jirka oo dhan i bood boodo?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 1840
Last post April 02, 2015, 04:28:13 PM
by SomaliDoc