Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ayeydeey ayaa cunaha laga hayaa?

(1/1)

Wiilsoomaali:
asc doctor suaashasn qabo waxaa weeye ayeeydey ayaa lagahayaa cunaha waxbana maliqikarto cuntada markii hore  mushaali (shurbad ) ayay isku dhibi jirtey hadana maqaadankarto caano iyo shaah bis ah ayay isku dhibtaa markey biyaha cabayso ama caano cunaha shanqadh ayaa kabaxaysa jiriiriq ayuu leeyahay markaa dawo maxaa uah ama xal

CilmiSabca:
Waa xaalad u baahan in dhakhtar loo geeyo, si baadhitaan loogu sameeyo.
Fadlan si degdeg ah Isbitaal u geeya....

Navigation

[0] Message Index

Go to full version