Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhiigga Aabbo iyo aniga ma isku nuuc baa?

(1/1)

Akhaa Binu Jowhari:
Doc, wan kuslamaya adiga iyo Dhakhaatiirta kale, Doc waxan doonnaya in wax ka ogaado blood  group, tusale Hadii Aabahaygu dhiiggisu yahay +O anigan ma Noqon karaa Dhiiggaygu O+?
Een labada waalid keeba ixtimaalka leh in uu dhiigaygu uu raaco, walow Hooyo hadday tahay A+, Aabbo uu yahay O+ keeba raacayaa anigu?


Doc, su'ashan waa ii muhiim in wax ku ogaado kala duwannaasha xagga dhiigga nuucyadisa. Waxan rajaynayaa in aad iga jaahil bixin doonnto. Insh Allh.

CilmiSabca:
Linkiyadaan ka akhri:-
Dhiigga Hooyada, Caruurta + Aabaha
https://goo.gl/oxPSnG
Dhiigga Hooyada + baby
https://goo.gl/BJJnHP
Su'aalo dheeraad ah:
Ku soo dir:-
Halkaan

Navigation

[0] Message Index

Go to full version