Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Wax iima cafraan waxna iima uraan?

(1/1)

Abdirizak ali hassan:
Asc DR waxaan ahay wiil xanuun san

Waxaa liga hayaa sanka ma Daremo wax xanuuna ama dhiba neefsigu waa caadi hadii aan meel yar oo cabura ama cariiri ah galo waa neef qabatooma ilaa aan afka ka nefsado wax iima uraan waxna ima carfaan hadii an barafuun sanka ku buufiso ma dareemi karo kaliya qaboow iyo ashitadiisa uunba dareema

Wax ii carfaya ma lahan ama ii uraya su.aashaan  caafi maad iga caawi talo iyo cudurkaan waxa uu yahay

neefiga markaa  aan neefta qaadanayo waxaan dareemaya shiir qaabadaro ah  sida  moorada ariga ama xoolaha ari cadkaa sida ay usoo shiirto ayaan qaadanayaa neef u karaysa  waxaana mararka qaar auura gal ah in ay iga guurto ayada dhan oo wax ii cafrin iina karin xitaa midkaas aan waayo ayaan kadib hadana igu soo laabto

NB mar kale ayaan su aashan soo diray hada ka horna saan oo kale baan usoo diray wax jawaabana  aanan helin

Mahad sanid

SomaliDoc:
Caabuqa sanka oo kugu raago wuxuu keenaa in unugyada wax lagu carfiyo inay howlgabaan, fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version