Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Teabag ma leedahay side effects?

(1/1)

Abdii:
A.sc
Dr suasheydi waxay ku sabsantahay
Tea bag
Side effets ma leedahay
Shukran
Mhahadsanid

SomaliDoc:
Haddii aad ula jeedid warqadda miraha shaaha ku jiraan ee koobka lagu rido markii shaaha lagu shubayo si loogu walaaqo, way kala duwan yihiin.
Waxaa jira kuwa ka samaysan maadada nylon-ka ama laastikada, kuwaas caafimaadka ayay u daran yihiin wayna ku dhex milmaan shaaha kulul sidaa darteed waxaa haboon in caleenta aad si toos ah ugu shubatid shaaha haddii aad warqadda ka shakkisay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version